Ujedadayadu waa xog siinta cida rabta kiniinka ilmaha la’iskaga soorido dalwaliba waxa uu leyahay awaamiir iyo sharcyo ugaar ah oo kusaabsan ilma iska sooridka yooikayaga wayni waa xog bixinta qaabka loohelo kiniinkan, ogaanshaha taxadirka lasameyo ka hor qaadashada kiniinadan, qaabka ku haboon ee loo’isticmaalo, waxka ogaanshaha xaladaha qofkala soodarsa isticmaalida dawada kadib iyo hadii loobahido taagero dhakhaatirisida loohelkaro waxana aan fahan kasiinadadka aragtiyada khaldan ee lagaqabo ilma iska sooridka shabakadan waxa sameyay hawenay aminsan in ay haboontahay in farsamo faduud oo hawenka dhib ukeenayn u adegsankaraan kiniinada, akhbaarahan lagahelo shabakadan waxa lagasoo ururiyay hayada caafimaadka, macadka gutmaachar, safe2choose.org iyo akhbaaro dheraad ah oo lagahelay melo kagadisan, sidookale waxa la’iskudayaa sidii ay hawenku u heli lahaayen akhbaara ku saabsan kiniinada looqaato imla iskasooridaka kuwan oo lahubay in ayna wax dhibaata ah ukeni Karin hawenka, islamaraasna si fuduud loohelikaro akhbaarahani shabakada lagahelo oo markasta dib u cusbaysiin lagusameyo aya cadaynahani in ay saxyhiin la xaqiijya iyada oo la’adegsanaayo awaamirta hayada jimcyada quruuma kadhexeysa hahaansha shabkada.

Fadlan loocadee luqaadaha hoosta ku qoran ee aad adeqsankar tid